dabajoog
(m.l)

1. Dabasocod; dabaggal. 2. ld dabajoogid.

dabajoog
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-gay, -gtay)

Qof, xoolo iwm gadaashooda socosho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dabajoog

dabajoogid [m.f.dh]
eeg dabajoog². ld dabajoog¹ (2).

dabannashlee [Fal Gudbe/Magudbe2 | Verb Transitive/Intransitive2] (-leeyay, -laysay)
D./ka d.: si dabadhilifnimo ah qof u dabajoogid.

kalwi [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Wax si degdeg ah oo is dabajoog ah u qabasho ama dhihid.

rac [m.l]
Kooxo nafley ah oo si nidaam leh isu dabajooga middood.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg