dabajoogid
(m.f.dh)

eeg dabajoog². ld dabajoog¹ (2).

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dabajoogid

dabajoog [m.l]
1. Dabasocod; dabaggal. 2. ld dabajoogid.

dabannashlee [Fal Gudbe/Magudbe2 | Verb Transitive/Intransitive2] (-leeyay, -laysay)
D./ka d.: si dabadhilifnimo ah qof u dabajoogid.

dabajoog [m.l]
1. Dabasocod; dabaggal. 2. ld dabajoogid.

dabajoog [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-gay, -gtay)
Qof, xoolo iwm gadaashooda socosho.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg