dabakafuul
(m.l) (-llo, m.dh)

Wiil caawiya darawalka oo qaabilsan ilaalinta, nadiifinta iwm ee baabuurka.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dabakafuul

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg