dabakakiilad
(m.l)

ld dabakakiilasho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dabakakiilad

dabakakiilasho [m.f.dh]
eeg dabakakiilo. ld dabakakiilad.

dabakakiil [m.l]
Haad uu nin kiishay oo labadii ciyaare oo dhinaca ka fadhiyay ay isu celiyaan (ciyaar turub).

dabakakiil [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-iilay, -iishay)
Nin haad uu kiishay, labadii ciyaare oo dhinaca ka fadhiyay isla haadkii isu soo celin.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg