dabakakiilo
(Fal Gudbe3 | Verb Transitive3) (-iishay, -iilatay)

Haad turub nin kiishay midka bidixda ka xiga degasho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dabakakiilo

dabakakiilasho [m.f.dh]
eeg dabakakiilo. ld dabakakiilad.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg