dabakannaax
(m.l) (-xyo, m.dh)

Qof busaarad iyo saboolnimo ku koray, oo waa dambe hodmay. ld dibkannaax.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dabakannaax

dabakannaaxid [m.dh]
Hanti helidda qof saboolnimo ku koray. ld dibkannaaxid.

dibkannaax [m.l]
ld dabakannaax.

dibkannaaxid [m.dh]
ld dabakannaaxid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg