dabakannaaxid
(m.dh)

Hanti helidda qof saboolnimo ku koray. ld dibkannaaxid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dabakannaaxid

dibkannaaxid [m.dh]
ld dabakannaaxid.

dabakannaax [m.l] (-xyo, m.dh)
Qof busaarad iyo saboolnimo ku koray, oo waa dambe hodmay. ld dibkannaax.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg