dabakarid
(m.f.dh)

eeg dabakar².

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dabakarid ↴

dabakar [m.l] (-rro, m.dh)
1. Geedgaab leh laamo dhuudhuuban, tootoosan oo la laga dhigto. 2. Cad maro ah.

dabakar [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-ray, -rtay)
Maro, cad maro kale ah ku tolid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg