dabakeen
(m.l) (-nno, m.dh)

Wiil dadku sharaysto oo marka uu dhalanayo qaarka dambe soo hormariya.

dabakeen
(m.dh) (-nno, m.dh)

Gabadh dadku sharaysto oo markay dhalanayso qaarka dambe soo hormariya.

dabakeen
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-nay, -ntay)

Ilmo dhalanayo, qaarka dambe soo hormarin.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dabakeen

dabakeenid [m.f.dh]
eeg dabakeen³.

dabakeennimo [m.dh]
Dabakeen ahaansho (qof).

maro-masaar [m.l]
1. Wiil, gabadh dabakeen ah ku mataansan oo la aaminsanyahay in uu falxad yahay. 2. Wan ama waxar dabakeen ku mataansan.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg