dabammar
(m.l)

1. Khiyaano; dhagar. 2. Gogoldhaaf. 3. ld dhabammarid.

dabammar
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-ray, -rtay)

1. Laba waxyaabood ama ka badan oo socda isweydaarsasho. 2. U d.: cid, si khiyaano ku jirti ugu ballan-furid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dabammar

dabammari [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
1. Wax, wax kale weydaarin. 2. U d.: wax, wax kale dambeysiin.

dabammarid [m.f.dh]
eeg dabammar². ld dabammar¹ (3).

dabammarin [m.f.dh]
eeg dabammari.

dabammaryayn [m.f.dh]
eeg dabammaryee. ld dabammaryo (3).

dabammaryee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-yeeyay, -yaysay)
Cid dabammaryo ku samayn.

dabammaryo [m.dh]
1. Nooc legdenka ka mid ah oo qofka gadaal la isu dhaafiyo. 2. Khiyaano; dhagar. 3. ld dabammaryayn.

isdabammar [m.l]
ld isdabamar1.

isdabammar [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-ray, -rtay)
ld isda-bamar².

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg