dabammari
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-iyay, -isay)

1. Wax, wax kale weydaarin. 2. U d.: wax, wax kale dambeysiin.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dabammari

dabammarid [m.f.dh]
eeg dabammar². ld dabammar¹ (3).

dabammarin [m.f.dh]
eeg dabammari.

isdabammari [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
ld isda-bamari.

isdabammarid [m.dh]
ld isdabamarid.

isdabammarin [m.dh]
ld isdabamarin.

isdabammaris [m.l]
ld isdabamarin.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg