dabammarin
(m.f.dh)

eeg dabammari.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dabammarin

isdabammarin [m.dh]
ld isdabamarin.

dabammar [m.l]
1. Khiyaano; dhagar. 2. Gogoldhaaf. 3. ld dhabammarid.

dabammar [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-ray, -rtay)
1. Laba waxyaabood ama ka badan oo socda isweydaarsasho. 2. U d.: cid, si khiyaano ku jirti ugu ballan-furid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg