dabammaryayn
(m.f.dh)

eeg dabammaryee. ld dabammaryo (3).

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dabammaryayn

dabammaryo [m.dh]
1. Nooc legdenka ka mid ah oo qofka gadaal la isu dhaafiyo. 2. Khiyaano; dhagar. 3. ld dabammaryayn.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg