dabandeeb
(m.l)

Socod dan la'aan ah oo la iska daba noqnodo. ld dabandeebid.

dabandeeb
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-bay, -btay)

Si dan la'aan ah isaga daba noqosho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dabandeeb

dabandeebid [m.f.dh]
eeg dabandeeb². ld dabandeeb¹.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg