dabannashlee
(Fal Gudbe/Magudbe2 | Verb Transitive/Intransitive2) (-leeyay, -laysay)

D./ka d.: si dabadhilifnimo ah qof u dabajoogid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dabannashlee

dabannashlayn [m.f.dh]
eeg dabannashlee.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg