dabaqabo
(Fal Gudbe3 | Verb Transitive3) (-btay, -batay)

1. Wax intooda badani khasaaray inta ka hartay badbaadin. 2. Neef jirro ama caato awgeed la fariistay kicin.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dabaqabo

dabaqabasho [m.f.dh]
eeg dabaqabo. ld dabaqabad.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg