dabar-haydarojiin
(m.dh) (-rro ..., m.dh)

(kiim.) Dabar molikiyuuleed ka dhex samaysma molikiyuulo haydarojiintoodu u dabarantahay curiye elektaroonjiida shadiisu xooggantahay.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dabar-haydarojiin

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg