dabargo'an
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-'naa, -'nayd)

Wax dabargo'ay ahaansho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dabargo'an

dabargo'an [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-'naa, -'nayd)
Wax dabargo'ay ahaansho.

dabargo'naan [m.f.dh]
eeg dabargo'an. ld dabargo'naansho.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg