dabasoco
(Fal Gudbe3 | Verb Transitive3) (-cday, -cotay)

Dabagelid; raacid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dabasoco

dabajoog [m.l]
1. Dabasocod; dabaggal. 2. ld dabajoogid.

dabasocod [m.l]
ld dabasocosho.

dabasocosho [m.f.dh]
eeg dabasoco. ld dabasocod.

horkac [m.l]
1. (-cyo, m.dh) H. ah: xoolo ama dad isdabajooga oo qoodeynaya, oo mid iyaga ka mid ahi u horreeyo oo horsocdo, inta kalena dabasocoto, si aan waddada looga habaabin. 2. ld horkicid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg