dabaxad
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-day, -dday)

Naag hurudda farxumayn.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dabaxad

dabaxadid [m.f.dh]
eeg dabaxad.

dabax [m.l]
ld daabax¹.

dabax [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-xay, -xday)
ld daabax².

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg