dabaxir
(m.l)

Maro yar oo carruurta markaa dhalata dabada looga xiro, si aayan isugu hallayn saxarada.

dabaxir
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-ray, -rtay)

Ku d.: wax, wax kale ku xiriirin.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dabaxir

dabaxiran [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-rnaa, -rnayd)
Ku d.: wax, wax kale ku xiriirsan ahaansho.

dabaxirasho [m.f.dh]
eeg dabaxiro.

dabaxirid [m.f.dh]
eeg dabaxir².

dabaxirnaan [m.f.dh]
eeg dabaxiran. ld dabaxirnaansho.

dabaxirnaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld dabaxirnaan.

dabaxiro [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-rtay, -ratay)
Ku d.: cid, cid kale wax ay caadeystay kula saaxiibid.

dabax [m.l]
ld daabax¹.

dabax [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-xay, -xday)
ld daabax².

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg