dabaxiran
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-rnaa, -rnayd)

Ku d.: wax, wax kale ku xiriirsan ahaansho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dabaxiran

dabaxirnaan [m.f.dh]
eeg dabaxiran. ld dabaxirnaansho.

dabaxir [m.l]
Maro yar oo carruurta markaa dhalata dabada looga xiro, si aayan isugu hallayn saxarada.

dabaxir [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-ray, -rtay)
Ku d.: wax, wax kale ku xiriirin.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg