dabaxirid
(m.f.dh)

eeg dabaxir².

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dabaxirid ↴

dabaxir [m.l]
Maro yar oo carruurta markaa dhalata dabada looga xiro, si aayan isugu hallayn saxarada.

dabaxir [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-ray, -rtay)
Ku d.: wax, wax kale ku xiriirin.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg