dabaylbadan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-dnaa, -dnayd)

1. Wax dabayl leh ahaansho. 2. Qof dawdawle ah ahaansho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dabaylbadan

dabaylbadnaan [m.f.dh]
eeg dabaylbadan. ld dabaylbadnaansho, dabaylbadni.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg