dabaylraac
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-cay, -cday)

Ari dhanka dabayshu u socoto u goosmid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dabaylraac

dabaylraacid [m.f.dh]
eeg dabaylraac.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg