dabayood
(Magac Lab Urur | Noun Masculine Collective)

Geed nagaar faala, leh caleemo yaryar iyo buruq dharka lagu dhaqdo.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dabayood

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg