dabaysho
(Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3) (-shaday, -shatay)

1. Dhanka dabayshu ka imanayso, aadid. 2. Xoolo lumid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dabaysho

dabayshad [Magac Fal Lab | Noun Verb Masculine]
eeg dabaysho. ld dabayshi.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg