dabbaalad
(m.l)

ld dabaalasho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dabbaalad

ahbalad [m.dh]
Haweenay aad u garasho yar, doqon; dabbaalad.

dabaalasho [m.f.dh]
eeg dabaalo. ld dabaalad, dabbaalad, dabbaalasho.

dabbaal [m.l] (-llo, m.dh)
1. Nacas; axmaq. 2. ld dabbaalid.

dabbaal [m.dh]
ld dabaal.

dabbaal [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-aalay, -aashay)
Wax jahaday u socdeen mid ka duwan u weecin; soo celin (xoolo).

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg