dabbaaldegid
(m.f.dh)

eeg dabbaaldeg².

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dabbaaldegid ↴

dabbaaldeg [m.l] (-gyo, m.dh)
1. Damaashaad lagu sameeyo fardo la cayaarsiinayo. 2. Cayaaro iyo waxyaalo kale oo farax lagu muujiyo oo loola jeedo maalin taariikh weyn leh oo la xuso.

dabbaaldeg [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-gay, -gtay)
1. Maalin muhiim ah ciyaar ku xusid. 2. Fardo ku damaashaadid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg