dabbaaljoogle
(m.l)

ld dabaaljoog.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dabbaaljoogle

dabaaljooglee [Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2] (-leeyey, -leysay)
Dabaaljoogle samayn. ld dabaaljoogtee, dabbaaljooglee, dabbaaljoogtee.

dabaaljoogleyn [m.f.dh]
eeg dabaaljooglee. ld dabaajoogteyn, dabbaaljoogleyn, dabbaaljoogteyn.

dabbaaljooglee [Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2] (-leeyay, -leysay)
ld dabaaljooglee.

dabbaaljoogleyn [m.dh]
ld dabaaljoogleyn.

dabbaaljoog [m.l]
ld dabaaljoog.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg