dabbaalo
(Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3) (-aashay, -aalatay)

ld dabaalo.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dabbaalo

dabaalo [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-aashay, -aalatay)
Dabaal samayn. ld dabbaalo.

rogaal [m.l] (-llo, m.dh)
1. Faras ama rakuub aad u jarabaran. 2. U soo dabbaalidda meesha laga ugaarsanayo loo soo dabbaalo ugaar. 3. R. ah: nooc kooraha geela ka mid ah oo labada dacal ee afkeedu kor u taaganyahay. 4. Badinta qoraal lagu badiyo jikolostiil.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg