dabbaan
(m.l)

1. Webi, durdur iwm meesha ugu biyo yar ee lugta looga gudbi karo. 2. ld dabbaanid.

dabbaan
(m.dh)

Fallaar aan dheg lahayn oo sida waranka u dhuuban; lama saaro mariid, waxaa loogu talaggalay in ay wax naafayso.

dabbaan
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-nay, -ntay)

Webi, durdur iwm lug uga gudbid meesha ugu biyo yar.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dabbaan

laako [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
1. Laangeed oo labo qaybood u kala baxdo. 2. Mataano. 3. Fallaar, dabbaanta ka yara ballaaran oo aan dhega lahayn.

dabbaanid [m.f.dh]
eeg dabbaan³. ld dabbaan¹ (2).

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg