dabbar
(m.dh) (-ro, m.l)

1. Caro xad-dhaaf ah oo qofka is hanashada ka lumisa. 2. Dhagar, khayaano.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dabbar

dabbaraale [m.l]
1. Qof caro badan oo markuu xanaaqo aan is hanan karin. 2. Qof dhagar badan.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg