dabbis
(m.l)

ld dabbin.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dabbis

dabbin [m.f.dh]
eeg dabbi. ld dabbis.

dabbisan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-snaa, -snayd)
Wax daawo loo helay ahaansho.

dabbisasho [m.f.dh]
eeg dabbiso.

dabbisnaan [m.f.dh]
eeg dabbisan. ld dabbis- naansho.

dabbisnaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld dabbisnaan.

dabbiso [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-stay, -satay)
Arrin murugsan daawaysasho.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg