dabbiso
(Fal Gudbe3 | Verb Transitive3) (-stay, -satay)

Arrin murugsan daawaysasho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dabbiso

dabbisasho [m.f.dh]
eeg dabbiso.

dabbi [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Arrin murugsan daawo u helid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg