dabboojiye
(m.l) (-jayaal, m.l/dh)

1. Bisha lixaad ee sannad qorraxeedka. 2. D.-jayaal: laba xiddigood oo waaweyn oo cirka dhiniciisa koonfur ku yaal.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dabboojiye

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg