dabcan
(Falkaab | Adverb)

Sida caadiga ah.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dabcan

mayl-juqraafi [m.l] (-lal ..., m.l)
(juqr.) Cabbir dherer oo la mid ah hal lixdameedka digrii ama hal daqiiqo ee lool; dabcan wuu isla beddelaa loolka, laakiin ugu dhawaan wuxuu la egyahay cabbirkaasi 6,080 cagood, cabbirkanina waa midka guud ahaan la aqbalsanyahay.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg