dabeeb
(m.dh)

Hadal dood ah. ld dabuub (1).

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dabeeb

dabeebad [m.l]
ld dabeebasho.

dabeebasho [m.f.dh]
eeg dabeebo. ld dabeebad.

dabeebo [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-btay, -batay)
U d.: Cid, hadal u jeedin.

dabuub [m.dh] (-bo, m.l)
1. ld dabeeb. 2. Meel hoobad ah.

dabuubo [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-btay, -batay)
1. ld dabeebo. 2. Meel hoobad ah ka daaddigid.

guryan [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-amay, -antay; -ami)
Hadal badan oo aan murti lahayn dabeebasho. ld duryan².

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg