dabeebo
(Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3) (-btay, -batay)

U d.: Cid, hadal u jeedin.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dabeebo

dabeebasho [m.f.dh]
eeg dabeebo. ld dabeebad.

dabuubo [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-btay, -batay)
1. ld dabeebo. 2. Meel hoobad ah ka daaddigid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg