dunji
(m.l)

Halka wax ka soo farcamaan.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dunji

dun [m.dh] (-umo, m.l)
Liilimo laga soohay cudbi, dhogor, xariir iwm oo laga sameeyo dharka, meeshii ka dillaacdana lagaga tolo.

dun [Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate]
D. ah: caws qallalan oo weli daaq ku habboon.

dun [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1]
(umay, -untay; -umi) Dad ama xoolo meel isugu ururin.

dun [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-umay, -untay; -umi)
1. Dhisme iwm burburid. 2. Gabbal dhicid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg