dunqaare
(m.l)

1. Dalool yar oo weel caanoodka loo yeelo. 2. ld dunqaaro (1).

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dunqaare

dunqaaree [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-reeyay, -reysay)
Weel-caanood dalool yar u yeelid.

dunqaareyn [m.f.dh]
eeg dunqaaree.

dunqaaro [m.dh]
1. ld dunqaare. Caws dhaadheer oo dooxooyinka ka baxa. 2. Waxa Eebbe abuuray ee aan dadka ahayn.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg