dunqaaree
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-reeyay, -reysay)

Weel-caanood dalool yar u yeelid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dunqaaree

dunqaareyn [m.f.dh]
eeg dunqaaree.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg