dunsan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-naa, -nayd)

Wax la dumiyey ahaansho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dunsan

dunsanaan [m.f.dh]
eeg dunsan. ld dunsanaansho.

dunsanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld dunsanaan.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg