dunuunuc
(m.l)

ld gunuunuc¹.

dunuunuc
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-cay, -cday)

ld gunuunuc².

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dunuunuc

dunuunucid [m.dh]
ld gunuunucid.

gunuunuc [m.l]
Hadal hoos loo yiraahdo oo diidmo ku jirto. ld dunuunuc¹, gunuunus¹, gunuus¹.

gunuunuc [Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2] (-cay, -cday)
Hadal diidmo ku jirto hoos u dhihid. ld dunuunuc², gunuunus², gunuus².

gunuunucid [m.f.dh]
eeg gunuunuc². ld dunuunucid, gunuunsid, gunuusid.

reen [m.l]
1. Cod ay samayso hal dhashay marka ay ilmaheeda nuujin la rabto; dunuunuc. 2. Cod ka soo baxa qof sad u buka; jibaad; taah; talal. 3. Dhawaaq weyn oo libaaxu sameeyo. ld riin¹.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg