duq
(m.l) (-qey/-qeyti, m.dh)

1. (-qow, m.dh) Qof da'weyn. 2. (-qey/qeyti, m.dh) Qof bulsho madax u ah. 3. D. ah: wax gaboobay.

duq
(m.l)

Biciid dheddig oo curad ah.

duq
(m.dh)

1. Haweenay da'weyn. 2. Foorad, dhibic (cayaar).

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh duq

oday [m.l] (-yaal, m.l/dh)
1. Nin da' weyn; duq;waayeel. 2. Nin waxgarad ah ama xil qaadi kara, mas'uul; xilkas. duq, waayeel, masuul, xilkas

da' [m.dh]
1. ld da'aad. Inta sano, bilo, maalmo iwm ee nafley jirto laga bilaabo maalintii uu dhashay; cumri. 2. D. ah: qof sanado badan jira; duq. 3. Dad hal casri wada nool. duq, da'aad

arday [m.l]
(arday/ardo, m.dh) 1. Qof tacliin nidaamsan oo sanado go'an iyo heerar kala duwan leh ku hawlan. 2. (dh.) Ilmo duqsi quraan dhigata.

bunduq [m.l]
ld buntuq.

cardaaduq [m.dh] (-qo, m.l)
Burbur. ld cardaaduqe.

cardaaduqe [m.l]
ld cardaaduq.

cayayaan [Magac Lab Urur | Noun Masculine Collective] (-nno, m.dh)
Bahallada yaryar, aan laf iyo dhiig lahayn oo leh lix ama siddeed lugood, oo ay ka mid yihiin kaneecada, caarada, duqsiga iwm.

ciribla' [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine] (-'yo, m.dh)
Dhurwaagu marka uu aad u duqoobo.

coofaar [m.l] (-rro m.dh)
Lab libaax ama daanyeer, duq ah oo leh bulbul badan.

daqsi [m.l]
ld duqsi.

d [m.dh]
(da') Xarafka afaraad ee xurufta soomaaliga, ahna shibbane. ld deel (2).

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg