duqee
(Fal Gudbe/Magudbe2 | Verb Transitive/Intransitive2) (-qeeyay, -qeysay)

1. (f.g) Hub culus meel ku garaacid. 2. (f.g) Wax burburin. 3. (f.mg) Kharabid (matoor). 4. (f.mg) Ka d.: arrin oday ka noqosho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh duqee

duqeyn [m.f.dh]
eeg duqee.

duq [m.l] (-qey/-qeyti, m.dh)
1. (-qow, m.dh) Qof da'weyn. 2. (-qey/qeyti, m.dh) Qof bulsho madax u ah. 3. D. ah: wax gaboobay.

duq [m.l]
Biciid dheddig oo curad ah.

duq [m.dh]
1. Haweenay da'weyn. 2. Foorad, dhibic (cayaar).

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg