duqey
(Magac Dheddig Wadar | Noun Feminine Plural)

eeg duq 1 (2).

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh duqey

duqeyn [m.f.dh]
eeg duqee.

duqeyti [Magac Dheddig Wadar | Noun Feminine Plural]
eeg duq 1 (2).

duq [m.l] (-qey/-qeyti, m.dh)
1. (-qow, m.dh) Qof da'weyn. 2. (-qey/qeyti, m.dh) Qof bulsho madax u ah. 3. D. ah: wax gaboobay.

duq [m.l]
Biciid dheddig oo curad ah.

duq [m.dh]
1. Haweenay da'weyn. 2. Foorad, dhibic (cayaar).

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg