duqlaal
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-aalay, -aashay)

1. Cid dulmiyid. 2. Wax juqa-juqayn.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh duqlaal

duqlaalid [m.f.dh]
eeg duqlaal.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg