dureysan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-snaa, -snayd)

Wax durey hayo ahaansho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dureysan

dureysnaan [m.f.dh]
eeg dureysan. ld dureys- naansho.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg