durkid
(m.f.dh)

eeg durug. ld durjid, durqid, durqis².

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh durkid

durjid [m.dh]
ld durkid.

durqid [m.dh]
ld durkid.

durqis [m.dh]
ld durkid.

kala [qr.fk]
1. Qurub tilmaamaya wax ka durkid ama ka soocmid. Tus. “Way kala tegeen. Kalluunka yaa kala yaqaan?”. 2. Qurub tilmaamaya ka gooni ahaansho. Tus. “Way kala fiicanyihiin”.

siko [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-kaday, -katay)
In yar durkid.

siq [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-qay, -qday)
Iyadoo la fadhiyo in yar meel ka durkid.

siqo [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-qday, -qatay)
1. Iyadoo la fadhiyo in yar durkid. 2. Ka s.: wax ku yaqyaqsasho.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg